News in other languages

News in other languages

Categories Navigation

Asset Publisher

angle-left Maxaa la samaynayaa haduu ilmaha hargab ku dhaco

Maxaa la samaynayaa haduu ilmaha hargab ku dhaco

Markuu waalidka ka dareemo inuu ilmaha soo xanuusanayo, ilmaha iskuulka amma xanaanaha lama geyn karo.

Ilmaha waa inaa la geeyaa dhakhtarka haddaa laga shikiyo corona virus. Hoostana buluuga ayaad ka akhrisankartiin astaamaha corona virus.

Haddii xanuunka dareentiin tahay wax aad u daciifa oonay ilmuhu la joogin qof lagu xaqiishiyey corona virus amma qof dibedaha ka yimid uunaan la soo joogin ilmaha guriga ayaa ilaskaga hayn karaa maaha qasab inaa la geeyaa dhakhtarka. Ilmuhu hadduu xanuusanayo in yar xaddaa ha ahaattee lama keeni karo iskuulada amma xanaanooyinka.

Hadduu ilmaha banaanka ku hindhisayo amma uu leeyahay allerji uu diif ka da ayo iskuulka uu imankaraa. Hadii ay joogsanayaan marka qudaha la soo galo. Xanuunka hadduu ilmaha ka joogsado uu hal cisho uu xaafimaad qabo maalinta ku xikta iskuulka waala keenikaraa

Haddaad ilmaha geysay dhakhtarka oo la soo yidhaahdo inuu cudurka corona ilmuhu qabin isagoo wili bogsanaya iskuulka waala keenikaraa.

Haddaad geyseen xudur baariska corona uuna jawaabta inaga soo raago ilmaha hadduu hal xisho oo dhan caafimaad yahay iskuulka waala keenikaraa. Haddii la hubin inuu ku soo dhacay corona. H addii reerka qof ka mid ah 14 cisho gudohood dibedaha ka yimidna ilmaha iskuulka lama keenikaro.

Reerka hadday isku mar wada xanuusadaan waxaa ku filan in uu hal ka mid ah jawaabta xudurka corona oo negatif laga soo siiyay ilmaha kale oo jawaabohooda la sugayo xaddaa waala keenikaraa iskuulka.Koulu tai varhaiskasvatus ei saa vaatia todistusta negatiivisesta testistä. Iskuulka kama way diinkaraan ilmaha baaritaanka corona jawaabahooda

Dhaktariinta ayaa soo rogidoona farimo saa looqa baarilahaa corona ilmaha hadday xaalada xudurka sii xumaado

Sivu arviointi ja palaute