News in other languages

News in other languages

Categories Navigation

Asset Publisher

angle-left Galaaso ayaa la geliyey carantiin koroona awgeed

Galaaso ayaa la geliyey carantiin koroona awgeed

Magaalada Joensuu iskuuladkeeda qayb ka mid ah ayaa laga helay korona virus. Iskuulaadkaasi wexey yihiin Pataluoto, Rantakylän Normaalikoulu, Noljakka iyo Pielisjoki. Wili baadhitaanka arintani wey socottaa dadkii isku qol joogeen dadkii koronada positive ku soo baxay ayaa dadkii la ogeysiinayaa. Ugu dambeyn 15.11 ayey dadkii isku qol joogeen qofka koronada sidey la ogeysiinayaa.

Wiigan bilowgeeda ayaa la ogaaday koronada inaa laga helay dad. Dadka ee ugu faafayna wexey noqonkaraan tiro toban kabadan.

Ardeyda iyo shaqaalaha oonaan isku qol amma u dhaweyn qofkan koronada siday saas augeed dadkaasi lagama shikinayo iney wax dhibaata ah soo gaarikarto. Laakiin haddaad iska dereentiin jirro sida ugu dhakhsiya badanleh inuu iskasoo baadaa dhaktarka koroona.

Ardayda u dhaweyn qofka koronada siday iskuulkooda sidii caadigaa ah ayey u tegikaraan. Magaalada Joensuu wexey awooda xoog u saareysaa caafimaadka ardayda.

Karaantiinka guriga lagama bixi karo

Karaantiinka waxaa laga rabaa inuu viruska la faafinin. Qofka laga helo korona virus waa inuu toban cisho guriga fadhiyaa.

Faamilka hadduu qof ka mid ah koroona ku dhaco lagama wado iney reerkoo dhan karantiin ku jiraan. Faamilka dadka kale oo korona laga helin banaanka sida caadigaa ah ayey u tegikaraan.

Hadduu ilmahaagu korona ku dhaco ilmahaaga guriga waad ku hayskartaa guriga ilmahaagii oo caafimaad qaba xattaa.

Sivu arviointi ja palaute